U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caaro

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Cayayaan siddeed lugood leh, samaysta dabin shabaq ah oo bahallada yaryari ugu dhacaan.

2

Cuncun oogada laga dareemo oo barar leh; cadanyo; xajiin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

dii Agoosto 1990 CERN, oo aheyd Hay'ad cilmi Baaris oo Yurub ka dhisneyd ayaa si furan u shaacisay WWW- oo ah Shabakada Xuub Caaro.

”
β€œ

Dil-Dilaacii Ubaxa Iyo Kacaankii Soomaalida, Waxa qoray C/salaan Caaro-dhuub Q:30aad.

”
β€œ

Hadal sal buu leeyahay, biyo gororka sheekada iyo ujeeddo aan maqaalkan uga gol leeyahay, waa in madaxtooyadda digtooni iyo aqoon siyaasi ahi ka jirto oo aanay indhaha shacabka iyo indhaha caalamka maro xuub caaro ah (khafiif ah) ka hagoogan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan