U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goo

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-ooyay, -oysay
Xaraf GSubg GO3 xar
1

(f.g) Wax jarid.

2

(f.g) Xaajo go'aan ka gaarid.

3

(f.g) Qaraabo saaxiib iwm xiriir u jarid.

4

(f.mg) Ka g.: tiro mid kale ka jarid (xisaab).

5

(f.mg) Ka g.: ilmo nuugmo ka joojin.

6

(f.mg) Ka g.: wax, wax kale ka leexin.

7

(f.mg) Ka g.: cid dambi ay gashay kajeebid.

8

(f.mg) Ku g.: meel wax ku xannibid.

9

(f.mg) Ku g.: hadal iwm xad gaar ah kujoojin.

10

(f.mg) La g.: wax ka baxsasho.

11

(f.mg) U g.: cida ballan kaga bixid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa madaxweynaha oo kildhi degta u sodhan yahay. surwaal kaaki ah oo goo'ga'an labisan, qori AK ahna sita.

”
“

Goo aweey haduu kugu yidhaa, waad ka caymadiye.

”
“

. Afkaagoo ku xidha oon ku furin alle goo baa la yidhaahdaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-ooyay, -oysay

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan