Tusaale Dheeraad ah3
“
Tababarkaas, waxa Ciidanka ugu deeqday Shirkadda Caymiska Gaadiidka ee “Badbaao,” waxana ay ku baranayeen duruus iyo macluumaad ku saabsan, habka marista jidadka, kala-hagista baabuurta, calaamadaha iyo habka loola macaamilo Shilalka Gaadiidka.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
