U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xabaalan

Fal Magu (4)
Naxwe-lnaa, -lnayd
Xaraf XSubg XA8 xar
1

Wax la xabaalay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal aan is weydiino maxaa kalifaya in 66 xildhbaan oo cusub intii la doorto haddana dib loo soo bilaabo arinta….jug jug meeshaada joog tolow maxaa xabaal oo aanan u jeedin,mise xaaladdu waa waayeel xaajadiisa la garan wax baa u xabaalan.

”
“

Markaa waxa na haysta dhibaatooyin fara badan o ay ka mid yihiin; iskuulo la’aan, biyo la’aan, wado la’aan iyo miinooyin dhulka ku xabaalan.

”
“

"Walaaley naga seexo, xilli dad miyir qabaa wada hadlaan ma joognee" Geeddi oo weli godkiisii ku xabaalan ayaa isku dayey in uu afadiisa ku aamusiiyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lnaa, -lnayd

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xabaalan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan