Waxaan badnayn; in yar. xoog-bah-isjiidad m.l Xoog isjiidadka ka dhexeeya atamyada iyo molikiyuulada ee walax keliya ku wada jira. xoog-danabwade m.l (-dayaal, m.l/dh) (fiis.) (XDW) Keyd faraqa ugu weyn ee uu dhaliyo il-danab (sida baatari), una dhexeeya cidhifyada il-danabka. Xoogga danab wadidda isha danabka (baatari) waxaa si sahlan loo cabbiri karaa, marka aanu ku xidhnayn mareeg danab. Waxa lagu cabbiraa foolt (v).
Tusaale Dheeraad ah3
Dhinaca kalena, sida uu ku soo waramay weriyaha Haatuf ee Gobolka Awdal, Maxamed Cumar, waxa jira xoogaa muran ah oo aan weli soo ifbixin oo ka jira sanaaduuqda goobo ka mid ah degmooyinka Boorama iyo Baki.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
-dyo, m.dh
Fiisigis (fiis.)
X Β· XO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
