U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barad

Magac Lab
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Qof wax uusan aqoon barashadooda ku jira. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciyaartani waxay saadaasha ku beenisay Faraaska oo ah dal nejis ku ahaa ciyaarta iyo Siniin-gaal oo ahayd socod-barad, laakiin Afrikada madow dheg u nooleeyey.

”
“

Qoraalkan ma aha ujeedadiisu urur dacwoonaya oo kali ah, balse waxa weeye nuxurkiisu in umadu is waysiidso xukumadan fadhi barad ka ah ee cadaalad iyo dastuurka loogu hiiliyay, markay manta sidan yeesho, barito maxay yeelaysa?

”
“

Waa laba nin oo ka dhashay qabaa´isha laandheeraha ah ee cadcad oo weedhooda awrk lagu kacsan karo amaba carqalad lagala kulmi karo, haba ahaadeen af-barad ah aan dhalad ahayne.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan