2
Heerarka waxbarashada dugsiga midkood.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Faarax, iyada oo uu dugsigaasi ka mid yahay dugsiyada ugu ballaadhan, uguna bilicda roon dugsiyada degmada ku yaal, wuxuuna ka kooban yahay 28 fasal, isla markaana waxa wax ka barta 1,700-arday oo labada gelin u qaybsan, waxaana wax ka dhigga 28 macalin.
ββ
Mas'uulka u hadlay maanta Jaamacadda Soomaaliya ee la duqeeyay qeybo ka mid ah ayaa sheegay in 2-Fasal iyo 1-Xafiis ay burburiyeen Madaafiicdii ku dhacday Jaamacadaasi..
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
F Β· FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
