Tusaale Dheeraad ah3
“
Dagaal beeleedka ayaa ku soo beegmaya xilli maalintii shalay dagaal noocaan oo kale ah uu ka dhacay deegaanka Ina-mad oo 20 km dhanka Koonfur kaga beeggan degmada Gadoon ee gobolka Galgaduud kaas oo ay ku dhinteen saddex qof.
”“
Mukhaalafaadkaasi faraha badan ee looga soo horjeedo Sunnada darteed ayaan ula dagaalamaynaa in loo laablakaco Mad-hab.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
