U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rid

Fal Gudbe (1)
Naxwe-day, -dday
Xaraf RSubg RI3 xar
1

Wax hoos u sii deyn.

2

Qof jago ama dhibco ka qaadid.

3

Xabbad, waran iwm gannid.

4

Wax wax kale dul saarnaa ka tuurid.

5

Ka r.: dugaag ama tuug wax uu sito ka dhigid.

6

Ku r.: xoolo ama dad jid ay maraan ku hagaajin.

7

U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin si wax ku jira loogala soo baxo.

8

Isha ka r.: arrin xalkeeda asiibid.

9

Dib u r.: arrin fulinteeda dib u dhigid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Akhri warkan oo ku qoran English Ciidamada DFKMG ah iyo kuwa Ethiopia oo dab rid sameeyay Ciidamada DFKMG ah oo ay wehliyaan cutubyo ka tirsan ciidamada Ethiopia ayaa xalay dab rid xoogan ka sameeyay agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Baydhabo.

”
“

Diyaradahan oo ah nooc cusub oo aan horay loo arkin ayaa waxay socod ku sameynayen tan iyo shalay gallinkii dambe badda dheer ee ku teedsan Muqdisho, iyadoo aysan jirin wax dab-rid ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-day, -dday

Xarafka

R · RI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan